Instagram story viewer> @farahmacalin> Posts
1.4K
followers
473
following
Cyber Security Eng๐ŸŽ“
๐Ÿ“Toronto๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
โคTraveler & Tourer
Snapchat: farahmacalin1
POSTS STORIES REELS TAGGED
taken in Hyderabad by @farahmacalin
1
17 days ago
Download
Waa bilawgii 2017, mar aan shir u organize gareyey UN OCHA Somalia Country Director Justin Brady iyo GECPD Director Mama Hawa Aden Camey (ilaahay naxaristi jawo haka waraabiyo) sawirada waxan qaaday shirka ka dib, goobtuna waa Galkaio. Mama Hawa was a true veteran, may she rest in peace! by @farahmacalin
0
a month ago
Download
ุณูุจู’ุญูŽุงู†ูŽ ุงู„ูŽู‘ุฐููŠู’ ุณูŽุฎูŽู‘ุฑูŽ ู„ูŽู†ูŽุง ู‡ูฐุฐูŽุง ูˆูŽู…ูŽุง ูƒูู†ูŽู‘ุง ู„ูŽู‡ู ู…ูู‚ู’ุฑูู†ููŠู’ู†ูŽ ุŒ ูˆูŽุงูู•ู†ูŽู‘ุง ุงูู•ู„ูŽู‰ูฐ ุฑูŽุจูู‘ู†ูŽุง ู„ูŽู…ูู†ู’ู‚ูŽู„ูุจููˆู’ู†ูŽ ุŒ ุงูŽู„ู„ู‘ูฐู‡ูู…ูŽู‘ ุงูู•ู†ูŽู‘ุง ู†ูŽุณู’ุงูŽู”ู„ููƒูŽ ูููŠู’ ุณูŽููŽุฑูู†ูŽุง ู‡ูฐุฐูŽุง ุงู„ู’ุจูุฑูŽู‘ ูˆูŽุงู„ุชูŽู‘ู‚ู’ูˆูŽู‰ูฐ ุŒ ูˆูŽู…ูู†ูŽ ุงู„ู’ุนูŽู…ูŽู„ู ู…ูŽุง ุชูŽุฑู’ุถูŽู‰ูฐ ุŒ ุงูŽู„ู„ู‘ูฐู‡ูู…ูŽู‘ ู‡ูŽูˆูู‘ู†ู’ ุนูŽู„ูŽูŠู’ู†ูŽุง ุณูŽููŽุฑูŽู†ูŽุง ู‡ูฐุฐูŽุง ูˆูŽุงุทู’ูˆู ุนูŽู†ูŽู‘ุง ุจูุนู’ุฏูŽู‡ู ุŒ ุงูŽู„ู„ู‘ูฐู‡ูู…ูŽู‘ ุงูŽู”ู†ู’ุชูŽ ุงู„ุตูŽู‘ุงุญูุจู ูููŠ ุงู„ุณูŽู‘ููŽุฑู ุŒ ูˆูŽุงู„ู’ุฎูŽู„ููŠู’ููŽุฉู ูููŠ ุงู„ู’ุงูŽู”ู‡ู’ู„ู ุŒ ุงูŽู„ู„ู‘ูฐู‡ูู…ูŽู‘ ุงูู•ู†ูู‘ูŠู’ ุงูŽู”ุนููˆู’ุฐู ุจููƒูŽ ู…ูู†ู’ ูˆูŽุนู’ุซูŽุงุกู ุงู„ุณูŽู‘ููŽุฑู ุŒ ูˆูŽูƒูŽุงู“ุจูŽุฉู ุงู„ู’ู…ูŽู†ู’ุธูŽุฑู ุŒ ูˆูŽุณููˆู’ุกู ุงู„ู’ู…ูู†ู’ู‚ูŽู„ูŽุจู ูููŠู’ ุงู„ู’ู…ูŽุงู„ู ูˆูŽุงู„ู’ุงูŽู”ู‡ู’ู„ by @farahmacalin
1
a month ago
Download
ุงู„ู„ู‡ู… ุงุฑุญู…ู‡ ูˆุงุบูุฑ ู„ู‡ ูˆุงุณูƒู†ู‡ ุงู„ูุฑุฏูˆุณ ุงู„ุงู”ุนู„ู‰ ูˆุงุฌุนู„ ู‚ุจุฑู‡ ุฑูˆุถุฉ ู…ู† ุฑูŠุงุถ ุงู„ุฌู†ุฉ ูŠุงุฑุจ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠู† 

ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† by @farahmacalin
0
2 months ago
Download
Life is better on the water. by @farahmacalin
0
4 months ago
Download
ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูˆู…ู„ุงูŠู”ูƒุชู‡ ูŠุตู„ูˆู† ุนู„ู‰ ุงู„ู†ุจูŠ ูŠุง ุงู”ูŠู‡ุง ุงู„ุฐูŠู† ุงู“ู…ู†ูˆุง ุตู„ูˆุง ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… ุชุณู„ูŠู…ุง.
 
Jimce mubarak family and friends by @farahmacalin
0
a year ago
Download
Sheekh Cabdi Rashiid Sheekh Cali Suufi ayaa yiri: "Ma'dhicin weligeed in salaada Taraawiixda juzzki aan habeenkaas ku tujin lahaa inaan maalintii iska sii fiiriyo ama sii aqriyo."

Isagoo ka sheekeynaya sida uu heerkaas ku gaaray wuxuu yiri: "Markii aan dugsiga dhigan jiray, waxaan aheyn walaalo badan, reerkeenna hal jeer kaliya ayaa la wada qadeyn jiray, qofki maqan sidaas ayey ku dhaaftay, haddana waxaa dhici jirtay in jacayl aan Qur'aanka u qabo dartiis in aanba qadada iska ilaawo, oo casiradii soo baraarugo... Waxaan sujuudda Alle uga baryi jiray inuu Qur'aanka i jecleysiiyo, Qur'aanka i baro...

Markii aan Qur'aanka xifdiyay, waxaan go'aansaday inaan loox dib ugu qoro, si uu qalbigeyga u galo. Bogga aan looxa ku qoray waxaan akhrin jiray afartan jeer (40), haddana marka aan tiiriyo oo uu qalalo bogga kale ayaan ku qori jiray, kii hore inta aan haddana dhaqin waxaan dib u akhrin jiray afartan jeer, ilaa Qur'aanka oo dhami uu sida Faataxada ii noqday. 

Sheekha alle ha xifdiyo, inagana Qur'aanka ha ina jeclaysiiyo.

Khadar Yusuf by @farahmacalin
0
2 years ago
Download
No Caption Needed by @farahmacalin
0
3 years ago
Download
Ilaahayow ramadanka kheyr noogu dhamee! Aamiin by @farahmacalin
1
4 years ago
Download
×

Download all media on this page

Photos Videos
back to up