Instagram story viewer> @imann.ell> Posts
26.6K
followers
696
following
✨Spiritual Soul✨. Quran 26:63 “Allah makes the impossible possible” twitter: imaan_elman
POSTS STORIES REELS TAGGED
Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa Sareeye Guud Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe oo loo dalacsiiyey darajada Sareeye Guud. Taliye waa dallacsiin aad si buuxda ugu qalanto, kana tarjumaysa adeeggaaga, dadaalkaaga iyo naf-hurnimada aad u hurtay dalkeenna quruxda badan ee Soomaaliya. Alle ha kuu barakeeyo darajada Hambalyo! 🇸🇴 by @imann.ell
3
17 hours ago
Download
Hambalyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Ibrahim Mohamed Mohamud. Waxaan kuu rajaynayaa guul, horumar iyo barwaaqo. Alle ha kuu fududeeyo masuuliyadda culus ee aad qaranka u hayso 🇸🇴 by @imann.ell
3
5 days ago
Download
Hambalyo arooskiinna! Ganacsade Othman Farah iyo Gabarta aan eedo oo ahay Hani qurux Alle ha idinka dhigo lammaane kheyr qaba oo barako ku wada noolaada Aamiin. 🤍 by @imann.ell
1
4 months ago
Download
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Alle ha u naxariisto Gen. Salaad Dalqoor, Samir iyo iimaan Alle haka siiyo intii uu ka geeriyooday. by @imann.ell
2
5 months ago
Download
Innā lillāhi wa innā ilayhi rājiʿūn awoowe Abdulkadir Hagi Mohamed Januuno Samir iyo Iman dhaman Ehelka iyo qarabada by @imann.ell
2
6 months ago
Download
Aad baan ugu faraxsanahy inaan furunta horre kula ciido walaalkeey L/xle Abdullahi Cusman Maxamed (ilkacase) Taliyaha ururka 204"aad gor gor XDS.

Ilkacase runtii waa sarkaal da'yar ah ,dadaal badan lehna hoggaamin wanaagsan, qaybna ka ah geediga dalka looga sifaynayo cadwga waxaan kuu rajaynaa guul wacan walaalkeey .🇸🇴 by @imann.ell
2
7 months ago
Download
Taliyaha CXDS Gen. Odawa Yusuf Rage iyo sarakisha Hogganka CIMIC SNAF 🇸🇴 by @imann.ell
1
9 months ago
Download
National Defense University of Saudi Arabia by @imann.ell
18
a year ago
Download
Waxaan marwalbo oo mahadceliya Taliyaha Ciidaanka xoogga dalka Somaliyeed Gen. Odawa Yusuf Rage o runtii talidiisa iyo tusmadiisa ay noo tahay tamarta shaqada aan ku qabano.

Maanta Ciidaanka Xooga Dalka Soomaliyeed kaliya kuma eka Dagaalka cadawga ee waxaa u raacsan Raja Gelinta shacabka ay gumeeyeen Cadowga , isagoo aas aasay hoggaanka isku xirka shacabka iyo CXDS ee CIMIC SNAF oo dadaalkasta uu fuliyo uu mahadcelinteeda leeyahay Taliye Odawa Yusuf Rage .

Guulayso Taliye garaabkaga aan nahay l by @imann.ell
2
a year ago
Download
Damiirka soomaalinimo iyo kan islaanimo ayaa ina faraya inaan garab istaagno shacabkeenna ay dhibaatada xoogga leh gaarsiiyeen cadawga

Reer Awdheegle mar walba waxaan taganahy garabkiina waana soo noq noqon doonaa si aan meesha uga saarno xanuunkii ay sababeen Cadowga. 

CIMIC SNAF by @imann.ell
6
a year ago
Download
Dhirrigeelinta uga wanagsan waa marka aan fursad oo helo inaan waqti la qaato una adeego halyeeyada CXDS iyo caruurtooda CIMIC SNAF by @imann.ell
6
a year ago
Download
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa abtigeega Qaali ruunti waxa tahay qof kaalin weyn ku leh nolosheyda, abti Ahmed Abdisalan Hambaliyo Hambaliyo munaasabadda arooskaaga. Wa ka xumahaay inaan ka maqnaado Waxaan kuu rajeynayaa nolol wadaag Barakeesan Adiga iyo Habyar Maryan 💕

I want to congratulate my dear uncle on his wedding day. You have always been a huge inspiration in my life and someone I value dearly. I wish you a blessed union and so happy for this new chapter in your life congratulations to you both 💕 by @imann.ell
4
a year ago
Download

Download All

Save the photos and videos currently loaded on this page.

0Photos
0Videos
Ready to download 0 / 0

Keep this tab open until your download is ready.

back to up