Posted On: August 21st 2022, 06:51 pm
Marka aad daminayso fadlan isticmaal maro aan nayloon ahayn, hadii aad isticmaasho maro nayloona waxaa imanaysa in maradu dabka qabsato siina huriso.Fadlan Isticmaal tuwaal ama maro laab qoyan ah, waxay kaa saacidaysaa inaad si fudud u damiso dabka, kana taxadar.
Hawlgalkani waa hawlgal ciidanku ku daminayay dab qabsaday Haanta cuntada lagu karsado oo ku gubatay xaafad ku taala xaafada Goljano ee magaalada Hargeysa.
Daawo casharkan uu bixinayo taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili ee ku saabsan habka loo damiyo Gaasta.
https://youtu.be/kfdk6YPJCjI
[email protected] Media & PR
@hamse_taabit 990 Emergency Service